Waxaan jarjaraa kaabajka.
Jeg hakker opp et kålhode.
Eg hakkar opp eit kålhovud.
Waxaan jeexaa kaarootada.
Jeg river gulrøttene.
Eg riv gulrøtene.
Waxaan jaraa lowska.
Jeg kutter opp gresskaret.
Eg kuttar opp graskaret.
Waxaan jarjaraa isbinaajka.
Jeg hakker spinaten.
Eg hakkar spinaten.
Hooyaday waxay jarjartaa basasha.
Moren min hakker løken.
Mor mi hakkar lauken.
Basasha way iiga oohisaa markii lajarjaro.
Hakket løk får meg til å gråte.
Hakka lauk får meg til å gråta.